Mucaaradka Somaliland oo cabasho u gudbiyey danjire Kate Foster (Sawirro)

Mucaaradka Somaliland ayaa ashrako ka dhan ah Maamulka Muuse Biixi hor dhigay Safiirka UK ee Soomaaliya oo maanta booqatay Hargeysa. Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa Safiirka UK ee Soomaaliya Marwo Kate Foster, u gudbiyay cabasho ay ka qabaan Taliyaha Booliska Somaliland kaasoo ayku eedeeyeen inuu tacadi ku hayo musharraxiinta Xisbiyada Mucaaradka. Waddani ayaa Safiirka … Continue reading Mucaaradka Somaliland oo cabasho u gudbiyey danjire Kate Foster (Sawirro)